Golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa maanta ansixiyay in deegaanada Baxdo iyo Wisil oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud in ay nqodaan dagmooyin buuxa.
Maanta ayaa Madaxweyne Qoor Qoor waxuu Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo ka dhacay Baxdo
Golaha ayaa isku raacay Ansixinta Baxdo oo noqonaysa Degma buuxda, waxaana la xasuustaa in dhawaan ay dadka Deegaanka ay Alshabaab kula dagaalameen
Ad