Home Wararka Maanta Wasiirada Dowlad Gobaleedyada oo Muqdisho uga qeyb-galay shir Muhiim ah

Wasiirada Dowlad Gobaleedyada oo Muqdisho uga qeyb-galay shir Muhiim ah

0

Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyadda ayaa bilaabay in ay soo gaaraan caasimada Muqdisho si ay uga qeybgalaan shirka berri furmaya ee looga hadlayo muranka ka dhashay lacagta $100-ka milyan doolar ee Bangiga Aduunka ugu deeqay Soomaaliya horaantii sanadkan.

dhawaan qoraal ay Soo saareen Wasiirada Maaliyada Dowlad Gobaleedyada waxay ku sheegeen inay Xariirka u jareen Wasaarada DFS.

Shirka Biri ee ka furmaya Muqdisho ayayna ka qeyb galayaan sida aan ku helnay xogta

Ad