Home Wararka Somaliya Jubbaland Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo ku geeriyooday Jarmalka

Wasiir ka Tirsan Jubbaland oo ku geeriyooday Jarmalka

0

Allaha u naxariistee waxaa dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubaland Janaraal Maxamed Warsame Darwiish.

Darwiish waxa uu horay usoo noqday taliyahii nabad sugidda dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa madaxweynahii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Waxa uu ahaa siyaasi caan ah oo aad looga yaqaannay dalka, waxaana la xaqeejiyay geeridiisa waxuuna ku dhintay jarmalka

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la Kulmay Wafdi ka socday Qaramada Midoobey
Next articleDiyaaradii ugu horeysay oo Maanta ka degtay Garoonka Diyaaradaha Galdogob (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here