Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan habraacyadii lagu heshiiyay Doorashada.
Wareysi uu BBC siiyay ayuu sheegay in Air Por-ka Teendho laga dhisay oo lagu qabanayo doorashada.
iyadoo ay ilaalinayaam Ciidan aan aheyn Ciidanka Soomaalida ee loogu tala galay Amniga doorashada sida Booliska ama ciidanka kalee heshiiska lagu ahaa ee AMISOM.
waxaana uu xusay in Ciidanka sugaya amniga ay yihiin ciidanka PMPF oo uu sheegay in meelo kale laga taageero, taasoo uu sheegay in habraacii ka hor imaaneyso, meel dadka tagi karaan oo furan aanay aheyn oo cadaalad ah.
Ad