Home Wararka Somaliya Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo ka hadashay dad Lagu dilay xaranbuure

Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo ka hadashay dad Lagu dilay xaranbuure

0

War kasoo baxey Wasaaradda arimaha guddaha Galmudug ayaa lagu cadeeyay in lagu howlan yahay soo qabashada gacan ku dhiiglayaasha ka dambeeya dil saakay ka dhacay Xananbuure.

Dilka ayaa la Sheegay in loogu geystay Xananbuure marxuum ka mid ahaa shaqaalaha shirkada isgaatsiinta ee Somtel.

Wasiirka dowlaha Arimaha guddaha Galmudug, Axmed Dheere oo goordhaw warbaahinta kula hadley Dhuusamareeb ayaa cadeeyay in Ciidamo badan loo diray Xananbuure, kuwaa oo la siiyay awood dhameystiran si ay usoo qabtaan gacan kudhiigalayaasha, waxaana intaa uu raaciyay in xiisada xananbuure ay ku lug leeyihiin gacmo kale oo ka leh dano siyaasadeed.

Ad
Previous articleFahad yaasiin oo Toos Looga reebay Diyaaradaha Turkish oo Maanta Muqdisho imaaday
Next articleRa”isul Wasaare Rooble oo Maanta Shir Gudoomiyay Shir Muhiim ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here