Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS ayaa ka tacsiyeynaya geerida Sakariye iyo Sowda muddo 24-saac ah kaddib.
Ma hadda ayuu sheegay Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur in la Soo qabtay dhamaan dadkii dilay labada walaalaha ahaa ee Sakariye iyo Sowda, sidoo kalena la Soo qabtay dadkii ka dambeeyay dhaawac ay u geeysteen Ciidamada Dowladda Wiil dhalinyara ah ka dibna dhintay.
Wasiirka Amniga Soomaaliya waxuu Sheegay in dhamaan Dadkani ay ku jiraan Ganacta Dowladda Cadaaladana La marsiin doono
Ad