Home Wararka Maanta Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Amar dulshigatay Wakiilka Midowga Afrika (Akhriso)

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Amar dulshigatay Wakiilka Midowga Afrika (Akhriso)

0

Wasaaradda Amniga ayaa fartay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya inay kala laabato warqada dal ku joogga Wakiilkii Midowga Afrika Francisco Madiera, sidoo kalena aan la siin karin warqada dalku galka.

Sidoo kale waxaa Agaasimaha Hey’adda Socdaalka la faray inuu ku wargeliyo in dhammaan cida ay quseyso in Madiera aan dalka la keeni karin, maadaama uu yahay qof aan dalka laga rabin.

Ad
Previous articleDeg Deg Bandow Lagu soo rogay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Next articleMidowga Musharixiinta Oo Ka Horyimid Go,aankii Kasoo Baxay Midowga Afrika