Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa shaacisay in ay dib ula Wareegeen Camaara oo Alshabaab gacanta u gashay Maanta, waxaana qoraal ka soobaxay Wasaarada lagu sheegay in Gacanta galmudug ay gashay camaara.
Ciidamada Dowladda iyo Galmudug oo is kaashanaya ayaa saaka laga saaray Camaara, waxaana Muddo kooban maamulayay Alshabaab, laakiin galabta ayay dib ula wareegeen.
Hoos ka akhriso Qoraalka Galmudug.
Ad