War murtiyeedka is afgaradka ayaa laga soo saaray shirkii Ra’iisul Wasaaraha, Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle.
Heshiiskaas oo Dhowr Qodob ka kooban ayaa dib Loogu dhigay Banaanbixii Musharaxiinta ay qaban lahaayeen Maalinta Birita ah.
Sidoo kale waxaa La Magacaabay Guddi Xaqiiqa Raadin ah oo Loo Xilsaaray inay soo Qiimeeyaan Dhacdadkii 19 Bishaan Lagu qaaday Madaxdii Hore ee dalka iyo Musharaxiinta qaar, Dowladda Soomaaliyana Raali galin ayay ka bixisay wixii dhacay.
10 Maalin Gudahadood ayaa Lagu Heshiiyay in Banaanbaxa Lagu qabto waxaana Loo sameenayaa Guddi qaban Qaban qaabiya.
Ad