Home Wararka Maanta Warkii Ugu Danbeeyey Qarax Culus oo Ka Dhacay Muqdisho

Warkii Ugu Danbeeyey Qarax Culus oo Ka Dhacay Muqdisho

0

Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa isgoyska Cali Kamiin iyo Baar ayaan

Qof naftiis hallige ah oo shacabku ay soo sheegeen ayaa is Qarxiyey, Ciidanka Ammaanka Askari katirsan ayaa isku dayey inuu taajiyo is Qarxiyaha naftiisa halligay. Wuu diiday intuu istaago kadib na xabaddii lagu furay ayaa sabab u noqotay inuu is Qarxiyo.

Sida aan ka soo xigtay laamaha ammaanka dowladda, Askarigii xabadeeyey naftiis halligahaas ayaa dhaawacmay, qof kale askar ama shacab waxaba ma gaarin. Guryo halkaas ku yaalla ayaa gubanaya dab damis ayaana loogu yeeray oo daminaya.

 

Ad
Previous articleFarmaajo oo ka hadlay tallaabadii uu maanta qaaday baarlamaanka ee uu ku ansixiyay habraaca wax ka beddelka dastuurka
Next articleGalmudug oo U Gudubtay Finalka Koobka Maamul Goboleedyada iyo Xiliga Ay la Ciyaari Doonaan hirshabeele oo la Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here