Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa isgoyska Cali Kamiin iyo Baar ayaan
Qof naftiis hallige ah oo shacabku ay soo sheegeen ayaa is Qarxiyey, Ciidanka Ammaanka Askari katirsan ayaa isku dayey inuu taajiyo is Qarxiyaha naftiisa halligay. Wuu diiday intuu istaago kadib na xabaddii lagu furay ayaa sabab u noqotay inuu is Qarxiyo.
Sida aan ka soo xigtay laamaha ammaanka dowladda, Askarigii xabadeeyey naftiis halligahaas ayaa dhaawacmay, qof kale askar ama shacab waxaba ma gaarin. Guryo halkaas ku yaalla ayaa gubanaya dab damis ayaana loogu yeeray oo daminaya.
Ad