Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Qarixii Cuslaa ee Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Wararkii ugu Danbeeyey Qarixii Cuslaa ee Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

0

Warar Dheeribahv iyo Faafaahinta Qaraxa oo dhammeystiran iyo sida wax u dhaceen.

Gaariga Soomaalidu u taqaanno laanGaruusar  oo  waday is Qarxiye ka Tirsan Alshabaab  ayaa Coog kusoo Jiiray Bar koontarool oo ku Taalaa agagaarka ifka Xalane.

Bar kontorool oo Ammaanka Muqdisho laga ilaaliyo kuna taalla Waddada Warshadaha ayuu Baabuurku isku dayey inuu xoog kusoo dhaafo, laakiin Ciidanka  ayaa gaariga Xabadeeyey, waxay dileen gaariga Darawalkii Gaariga Waday.

Kadib waxaa Qarxay gaarigii, Xarunta dhul bixinta ee maamulka Gobolka Banaadir uu maamulo ayuu gaarigu ku Qarxay Darbigeeda, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda weli lasoo xaqiijin.

 

Ad
Previous articleWar Deg Deg Ah:Qarax Imiidaamin Ah oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleFaahfaahin iyo Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka Dhacay Ifka Xalane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here