Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii Ugu Danbeeyey Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Shacabka Muqdisho ayaa hurdada kaga toosay Qarax Xamar ka dhacay,l Gaar ahaan Dadka Dagan wadajir Qaybo ka mida ah,  Qaraxa waxa uu si gaar ah uga dhacay Laamiyaraha Soobe ee Muqdisho goob ganacsi oo ku taalla ayaana lagu Xiray Qarax

Dhaawaca hal qof oo dumar ah ayaa lasoo weriyey, Ciidamada ammaanka ayaa yimid goobta oo baaritaan wada.

Booliska ayaa lafayaa inay Faahfaahin ka bixiyaan nooca Qaraxaan uu ahaa iyo Ujeedka laga lahaa.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo farriin u diray siyaasiyiinta mucaaradka ku ah
Next articleTaliska ciidamada sida gaarka u tababaran Danab ee Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here