Shacabka Muqdisho ayaa hurdada kaga toosay Qarax Xamar ka dhacay,l Gaar ahaan Dadka Dagan wadajir Qaybo ka mida ah, Qaraxa waxa uu si gaar ah uga dhacay Laamiyaraha Soobe ee Muqdisho goob ganacsi oo ku taalla ayaana lagu Xiray Qarax
Dhaawaca hal qof oo dumar ah ayaa lasoo weriyey, Ciidamada ammaanka ayaa yimid goobta oo baaritaan wada.
Booliska ayaa lafayaa inay Faahfaahin ka bixiyaan nooca Qaraxaan uu ahaa iyo Ujeedka laga lahaa.
Ad