Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Hoobiyaal Xalay Lagu Garaacay Muqdisho

Wararkii Ugu Danbeeyey Hoobiyaal Xalay Lagu Garaacay Muqdisho

0

Xalay Saqdhexe Abaare 12:30 Habeenimo ayaa Mar Qura Dadka Dagan Degmada Wadajir Waxaa Huradada Ka Toosiyay Dhawaqa Hoobiyaal Lagu Gaaray Xafado Ka Mid ah Degmadaas.

Hoobiyaasha oo Gaaray Ilaa Lix Hoobiye ayaa Qaarkood Kusoo dhaceen Xaafado Dad Shacab ah Daganayeen Kuwaas oo Khasaaro Kasoo Gaaray.

Xaafada Danwadaahaga Ayaa Guri Kuyaala Waxaa Ku Habsaday Madfac ka Mid ah kuwa alshabaab Soo Tuureen ilaa Dhowr Qof ayaa La xaqiijiyay inay ku Dhaawacmeen.

Dowlada ayaana Wali War kasoo Saarin Hoobiyaayashaan oo Xalay lagu Garaacay Xaafadaha Degmada Wadajir.

Hobiyayashaan Ayaana Loo Malaynaaya in Bartilmaameedkeedu ahaa Airportka iyo Xerada Xalane oo Ciidamada ATMIS iyo Qaramada Midoobay Daganyihiin.

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Hoobiye Alshabaab kasoo Tuuureen Kaxda uu Gudaha Xerada Xalane ku dilay Shaqaale ka Tirsanaa Qaramada Midoobay.

 

Ad
Previous articleHorjooge Sare oo ajnabi ah oo loogu dilay Mudug iyo Dalka uu kasoo jeedo
Next articleSomaliland oo u jawaabtay Ilhaan Cumar oo ka hadashay heshiiskii is-afgarad ee badda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here