Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalo iyo Duqaymo lagu Qaaday Alshabaab

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaalo iyo Duqaymo lagu Qaaday Alshabaab

0

Diyaarado ayaa saakay aroortii duqeeyay fariisin kooxda Al-Shabaab ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Labi Aw-Xassan oo u dhaxeeya Hilowle Gaab iyo Ceel Bacad oo hoos taga degmada Ruun Nirgood.

Deegaanka Duqaynta ka dhacday ayaa ah dhul howd ah oo u dhexeeya gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud.
Ma jiro war madax-banaan oo xaqiijinaya tirada khasaaraha halwgallada.

Duqaymahan lasii weriyey weli rasmi ahaan uma aysan xaqiijin dawladda federaalka iyo dawladaha Soomaaliya ka saacida dhinaca hawada.

Warbaahinta dowladda Federaalka ayaa qortay in wasiirka Difaaca Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu u sheegay ‘in howlgal sifeyn ah’ uu ka socdo deegaanada u dhexeeya gobolada Shabeellada dhexe iyo Galgaduud si gaar ah aagga Daaru-nimca.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleJabhada cusub oo Lamagacbaxday Dulmidiid oo Ka Dilaacay Soomaaliland Maxay yihiin?
Next articleDowladda Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf