Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Alshabaab ku Qaadeen Cowswayne iyo Alshabaab oo Furtay...

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Alshabaab ku Qaadeen Cowswayne iyo Alshabaab oo Furtay 18 Beebe

0

Alshabaab ayaa Saakay aroortii Hore Dagaal Kii Cuslaa iyo Gaariyaal Qaraxyo ah ku Qaaday Deegaanka Cowswayne oo Todobaadkii Hore laga Qabsaday.

Warar Hordhac oo Haatan Soo Gaaray Mudug24 ayaa Sheegaaya in Dagaalkaas Alshabaab ku Qabsadeen 18 Beebe oo Ciidmada Gor gor lahaayeen Sidoo kale Alshabaab ayaa Qabsaday intabadan Magaalada Cowswayne Taas oo Dagaal Waqti badan Qaatay uga Saaray Ciidamada Deegaanka iyo kuwa Gorgor khsaaro Ba,an ayaana Ka Dhashay Dagaalkaan.

Inta La Xaqiijiyay Waxaa dhaawac ah Taliyihii guutada Jareere iyo labadii Taliye urur. labada Urur ee gorgor ee la weeraray waa labadii urur ee qabay tabbobarka gaarka ah.

Dagaalka ayaana Haatan kasocda Duleedka Xowswayne Wali Taas oo Alshabaab kasoo saarewn Ciidankii Dowlada Alshabaab ayaana Doonaaya inay Furtaan Wado ay ka Bixi karaan Madaama Ka Go,doomiyay.

Dowlada ayaan Wali Ka Hadal Jabkaan Maantay Soo Gaaray Ciidanka Qaranka ee Dhawaan Qabsaday Cowswayne.

Alshabaab inta laga Qabsanaay magalooyinka Waawayn ee Galmudug oo ay Maamulaayeen 16sano majiron Wax Dagaal ah oo ay Galeen Waana Sababta Maantay keentay inay Xoogoodi isugu Geeyaan Cowswayne oo Ciidanadii Alshabaab ugu Badnaa Lagu soo Weeraray.

 

Ad
Previous articleDenmark oo Go,aan Adag kasoo saartay gubadda Quraanka Kariimka ee dalkeeda ku soo badanayay muddooyiinkan
Next articleShirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here