Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal ka Socda Laasacaanood

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal ka Socda Laasacaanood

0

Somaliland ayaa hadda duqeyn madaafiic ah ku wada magaalada Laascaanood, Isbitaalka guud qeybta cusub ee Shaybaarka oo dhawaan la dhisay, ayay markale dumisay oo duqeyn ku wadaa.

Sheybaarka ayay bilowgii dumisay, dadka deegaanka ayaa dhisay haddana markale ayay duqeynaysaa maanta.

Qeybaha Qaliinka iyo bukaan jiifka ayaa madaafiicda ay waxyeelo u geysatay, dhaawacyada in ka badan 4 qof oo shaqaale cafimaad ku jiraan ayaa la xaqiijinayaa.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH:Weerar ku Bilowday Qaraxyo oo lagu Qaaday Xero ay Daganyihiin ATMIS
Next articleRag ka Tirsan Alshaab oo la Dilay Hubna Laga Furtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here