Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyay Alshabaab oo Shabeeloow Laga Saaray

Wararkii Ugu Danbeeyay Alshabaab oo Shabeeloow Laga Saaray

0

Ciidamada Dowlada Gaara ahaan kuwa Gor Gor ayaa Maanatay Howlgal Culus ku Qaaday Alshabaabkii Mudada Dheer ku sugnaa Shabeeloow kuwaas oo Ciidamada Degaanka iyo kuwa Dowlada Dhawaan Dagaal culus Lagalay.

Howlgalka ay Maantay qaadeen Ciidamada Gor gor ayaa Laxaqiijiyay inuu ka dhashay Dagaal Waqti Kooban socday Kaas oo Dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada Gor Gor Alahabaab ayaana Laga Duqeeyey Dhanka Cirka.

Dagaalkaas kadib ayaa La Xaqiijiyay inay inta Badan Shabeeloow ay Alshabaab isaga baxeen kuwaas oo u Ruqaabsaday Dhanka Deegaanka Caad.

Taliye kuxigeenka Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Suulnuuge ayaa hogaaminayay howlgalkaan Alshabaab looga Saaray Shabeeloow.

Ad
Previous articleTaliska Booliska Soomaaliyeed oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha
Next articleWasiirkii Dhawaan Uu Qoor Qoor Xilka Ka Qaaday Sir layaab leh kashifay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here