Home Wararka Maanta Wararkii ugu Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo goordhow la Dilay

Wararkii ugu Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo goordhow la Dilay

0

Nabadoon caan ka ahaa magaalada Jowhar Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon ayaa lagu dilay caawa magaaladaas.

Nabadoonka ayaa ka tirsanaa Shaqaalaha Hormuud ee xarunta Jowhar muddo dheer, kooxo hubaysan ayaa dilay xilli uu Salaada ksoo baxay.

Alshabaab ayaana Dhawaan Hanjabay Shirkadaha Iyo Bangiyada Soomaaliya Kadib Markii lacag ay lahaayeen Dowlada Soomaaliya Ka Xayirtay.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa
Next articleDagaal Culus oo Galay Maalinkii 7aad oo Kasocda Magaalada Laasacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here