Home Wararka Maanta Warar Hordhac ah ee La Filaayo ina Caawa Laga soo Saaro Shirka...

Warar Hordhac ah ee La Filaayo ina Caawa Laga soo Saaro Shirka Golaha Wadatashi Qaran

0

Doorasho qof iyo cod ah oo muddo kordhin hal sano ah la socoto.

Sida aan xog ku helay murtiyeedka hordhaca ah ee caawa soo bixi doono.

Waxaa la muddeeyay in doorashada Golaha deegaanka lagu qabto 30 July 2025.

Doorashada Madaxda dowlad goboleedyada waxaa la muddeeyay in la qabto 1 November 2025.

Waxaa intaas wehlisa in aan la muddeyn tan Federaalka oo Madaxweynuhu dalbaday in dib loogu dhigo, maadaama aanu muran ka taagneyn muddo xileedkiisa illaa 2026.

Sidoo kale waxaa la isla gartay in tan Federaalka waqtigeeda lagu qabto May 2026, balse guddiga doorashada uu leeyahay waqtiyeynta rasmiga ah.

Kulanka caawa ee cashada uu Madaxweynuhu u sameeyay Xildhibaannada waxaa sidoo kale lagu martiqaaday Madaxda dowlad goboleedyada.

 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleNin Itoobiyaan ah oo Aano Qabiil loogu Dhex Dilay Saldhiga Caabudwaaq
Next articleMuxuu Ahaa Sarkaalka Itoobiyaanka ah Dowlada Soomaaliya Dalka ka cayrisay?