Home Wararka Maanta WAR DEG DEG: Qarax Culus oo lagu Weerary Wasaarada Waxvarashada Soomaaliya iyo...

WAR DEG DEG: Qarax Culus oo lagu Weerary Wasaarada Waxvarashada Soomaaliya iyo Rag gudaha Ugalay

0

Qaraxa aad uu culus ayaa Goordhow ka Dhacay Magaalada muqdisho  Qaraxaan ayaana Lagu Weeraray   wasaaradda Waxbarshadda ee ku taalla Soobe.

Qarax ka Dib Rag Hubaysan ayaa Gudaha U Galay Qasaarada oo Haatan Ka Dhex Dagaalamaaya.

Laaamaha Ammaanka ayaa xaqiijiyey warkaas.

 

 

Ad