Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH:Wasiirkii Maalyada oo laga Qaaday Xilkii Wasaradaas

WAR DEG DEG AH:Wasiirkii Maalyada oo laga Qaaday Xilkii Wasaradaas

0

Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa Goordhow isku Shaandheeyey Golihiisa Wasiirada;Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS.

Biixi Iimaan Cige ayaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda, iyadoo xilka laga qaaday Wasiirkii xilkaas hayay Cilmi Maxamuud Nuur.

Saadad Maxamed Nuur Caliyow ayaa loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha, halka xilkaas kaga qaaday Ilyaas Cali Xasan

Wasiiru Dowle ayaa lagu soo kordhiyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

Wasiirka Maalyada Ayaa Maalmahaan Khilaaf Xoogan kala Dhaxeeyey Qaar ka Mid ah Shaqalihiisa Taas oo Keentay in Shaqaale uu ku Sameeyo Shaqo joojin Maalin kadibna Lagu Qasbay inuu Shaqada u Fasaxo Shaqalaahaas oo Markii Hore Villa soomaaliya aad uga Carootay

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Maxamed Cabdi Faarax (Abwaanka) oo lahu Dhex dilay Tareen Xili uu gurigiisa kusii jeeday
Next articleXeer ilaaliyaha Qaranka Oo Masuuliyiin Hor leh uu Gudbiyay Maxakamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here