Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah:Qarax Imiidaamin Ah oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

War Deg Deg Ah:Qarax Imiidaamin Ah oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax aad u weyn ayaa Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho .

Sida aan ka xigtay laamaha amniga gaari nuuciisu yahay Leelacalawi ayaa iyadoo ciidanka ay xabadeynayaan waxa ay gashay goob bar kontrol u ah ciidanka dowlada oo ku taala agagaarka Ifka Xalane .

Qarax loo adeegsaday Gaari Walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Xerada dhul bixinta oo kasoo horjeeda Ifka Xalane.

Qasaara ayaa jira balse wali lama oga inta uu la egyahay.

Madaxweynaha Galmudug oo booqasho ku tagay xarunta Hay’adda SoDMA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana xarunta ku soo dhaweeyay guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle. Madaxweynaha Galmudug

Caalamka:- Dowlada Sacudiga oo 14 Dal African ah ka joojisay Visa Cumrada

Maamulka sare ee Boqortooyada Sacuuduga, ayaa si KMG ah u hakiyay in viisooyinka cumrada, ganacsiga iyo booqashada qoysaska xilligan la siiyo dadka kasoo jeeda 14 dal , kuwaa oo kasoo

Donald Trump oo Shaaciyay Hadalo Hanjabaad ah oo ku socda Iiraan

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa xalay shaaca ka qaaday in dowladda Iran diyaar u tahay in ay la galaan wadahadallo toos ah ay uga wada hadlayaan barnaamijka Nukliyeerka, inkastoo

Caalamka:- Microsoft oo shaqada ka joojisay gabar indhaha caalamka qabsatay

Gabar lagu magacaabo Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft, ayaa qabsatay indhaha caalamka, kaddib markii ku dhax mudaharaaday munaasabadda sannad-guurradii 50-aad ee shirkadda

Ex Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Geerida Jeneraal Sheegow

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay baaritaan dhab ah ku sameeyso Geerida ku timid Jeneraal Sheegow oo in muddo ah u xirnaa Dowladda
Ad
Previous articleSiyaasiyiinta Dowlada Federaalka ugu jira Beesha Jareerweyne oo Xarigii Sheegoow kasoo Saaray Go,aan xasaasi ah
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Qarixii Cuslaa ee Goordhow Ka Dhacay Muqdisho