Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Dagaal Culus oo kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

War Deg Deg ah:Dagaal Culus oo kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

0

Ciidamada Degaanka, Daraawiishta Galmudug Iyo Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay weerar ku qaaday Saldhig Kooxda Alshabaab ay ku lahaayeen Duleedka Degaanka Xawaal Cumar oo Dhanka Koofureed uga Beegan Degaanka Shabeellow.

Ciidamada huwantaa ayaa Dhowr dhinac ka weeraray Saldhigga Dagaal Culus ayaana Walinkasoconaaya Halkaas.

Ciidamada Dowlada ayaa Isku Dayaaya inay Alshabaab ka Saaraan Aaga Shabeeloow oo ah aaga  howd ah oo ay adag tahay in si fudud Alshabaab looga Saaro Dhulkaan oo Ubadan Kaymo iyo Howd ayaa Waxaa Saldhig wayn kubleh kooxda Alshabaab oo isku dayaya inay Difaacdaan.

Ciidamadaan Weerarka Qaaday ayaa isugu jira Surre Sacad iyo Saleebaan oo Maalmahii lasoo Dhaafay Alshabaab Ka Qabsaday Qaycad Bacaadwayn iyo Camaara Dhan kale Labadii maalin ee Lasoo Dhaafay Diyaaradaha Dagaalka ayaa Agaan ka Gaystay Duqaymo Culus.

 

Ad
Previous articleXaawo Cismaan Cabdi oo lagu helay inay la shaqaynaysay Al-Shabbaab oo Xukun Adag lagu Riday
Next articleFaysal Cali Waraabe oo sheegay in ay soo qaban doonaan Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Isimadda gobalada SSC-Khaatumo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here