Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Dagaal Culus oo Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

War Deg Deg ah:Dagaal Culus oo Kasocda Koonfurta Gobalka Mudug

0

Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Sacad iyo Surre Sakeebaan ayaa ka socda hawdka Shabeeloow ee Koofurta gobolkaas.

Howlgalka oo ay Qaadeen Ciidmadaan ayaa Doonaaya inay halkaas ka Saaraaan Alshabaabkii Ku Sugnaa Howdka Shabeeloow looga qaaday dhawr jiho ayaa ah mid xooggan oo looga sifeynayo deegaanka.

Alshabaab ayaana isku Aruursaday Howdka Shabeeloow Taas oo Mudo laga Saari waysanaa Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Deegaanka Ayaana Donaaya inay inay Markaan Alshabaab kasaaraan Howdkaan.

Dagaalka ayaana ah Mid Culus oo laisku adeegsanaayo Hubka Noocyadiisa kala Duwan.

 

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleGudoomiye Madaale oo lagu Qasbay inuu Bixiyo Mushaarka Shaqaalaha Gobalka Banaadir
Next articleDagaal Culus oo lagu Riiqmay oo Wali kasocda Howdka Shabeelow iyo Masuuliyiin Culus oo ku Geeriyooday