Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa warqadan uu soo saarey mushaarka uga joojiyey sedax Xildhibaan oo dhamaantood ah kuwo laga soo doorto Dhuusamareeb.
Xildhibaanadan ayuu amrey in aysan imaan karin fadhiyada golaha, isla markaana ay kiiskooda soo cadeynayaan hey’addaha Garsoorka Galmudug.
Xildhibaan Feysal Gacameey oo kamid ah xubnaha warqadani ku socoto ayaa hadalka gudoomiyaha uga jawaabey qoraal u qornaa sida tan “Mudane Gudoomiye Gacal maadaama aadan aheyn canshuur bixiye, aadna qaadatit mushaar xad dhaaf ah qofna kama jari kartit Mushaar.”
Ad