Home Wararka Somaliya Galmudug War deg Deg Ah: Xasan shiikh oo Markale Gaaray Dhuusamareeb iyo Dagaalo...

War deg Deg Ah: Xasan shiikh oo Markale Gaaray Dhuusamareeb iyo Dagaalo Culus oo Bilaaban Doona(Sawiro)

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda.

Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxmauud ee Galmudug ayaa la xariira dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab ee ka socda deegaannada Galmudug.

Madaxweyne Xasan shiikh ayaana Mudo kadib Dib ugu laabanaaya Dhuusamareeb iyadoo Inta Badan Alshabaab Laga Saaray Gobalka Mudug.

Balse Alshabaab ayaa Wali Haysta Intabadan Gobalka Galgaduud Taas oo La Filaayo in Markale Xasan shiikh Dib u bilaabo Dagaal lagu Qaban Doono Ceelbuur Ceel Garas iyo Cewl lahaley oo Wali Gacanta Dowlada ka maqan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maantay warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka….
Next articleP.M Xamse “Fircoon ayaa hadda ka hor halaag ku hoggaamiyey dadkiisii qaadan jiray amaradiisa ee hoggaanka uu u hayey hadana Muuse Biixi ayaa dadkiisii qiimaha badnaa Xabashi ku daray”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here