Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Suuqawayn ee Bakaaraha oo Hoobiyayaal lagu Garaacay

War Deg Deg ah: Suuqawayn ee Bakaaraha oo Hoobiyayaal lagu Garaacay

0

Goordhow ayay aahayd markii Qaraxyo waawayn laga Maqlay Gudaha Suuqa bakaaraha .

Goobjoogayaal ku sugan Bakaaraha ayaa noo sheegay in Hoobiyaal lagu garaacay aagga Masaajidka Abaa Hureyra Hoobiyaasha ayaana Gaaraayay ilaa 4 Hoobiye.

Lama oga ilaa Hada Halka laga Soo Tuuray iyo Halka loowaday

Wararka ayaa sheegaya in tiro hoobiyeyaal ah oo gaaraya illaa 4 ay ku dhaceen gudaha suuqa gaar ahaan nawaaxiga Masjidka Abuu Hureyra, kuwaas oo dhaliyay khasaare u badan dhaawac.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan loo adeegsaday hoobiyeyaasha ku dhintay ku dhowaad 10 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.

Dhaawacyada ayaa si deg-deg ah loola cararay qaar kamid ah isbitaallada magaalada Muqdisho, halkaas oo haatan lagu dabiibayo.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Howl-gallo culus oo ka socda degaano ka tirsan HirShabelle
Next articleNinkii Xaaskiisa Ku Gubay Muqdisho oo laga soo Qaaday Garoonka Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here