Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo...

WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Rasaas Xoogan oo Socota

0

Qarax Laga Maqlay inta Badan Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay Muqdisho

“Weeraar ku bilawday Qarax aad u weyn ayaa hada ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir .

Taliyaal ka mida Boliska waxay ii shegen in rag ka tisan AS in Ay gudaha ay u galeen Qarax kadib balse lama hubo taas gudahana waxaa ka dhacay rasaas culus .

 

Ad