Home Wararka Caalamka War Deg Deg ah: Norwey, Spain Iyo Ireland Oo Dowlad Ahaan U...

War Deg Deg ah: Norwey, Spain Iyo Ireland Oo Dowlad Ahaan U Aqoonsaday Falastiin

0

Dowladdaha Norway, Ireland iyo Spain ayaa aqoonsaday dowladnimada Falastiin, kadib go’aano ay goordhow soo saareen.

TAni waxa ay dhabar jab ku tahay Israa’iil oo Qudus iyo magaalooyin kale xoog ku haysata.

Dhinaca kalena, Israa’iil ayaa sheegtay in ergadeeda diblumaasiyiinta ah ee Ireland iyo Norway loogu yeerayo “la-tashi degdeg ah”.

“Waxaan u dirayaa Ireland iyo Norway fariin cad: Israa’iil kama noqon doonto kuwa wax u dhimaya madax-bannaanideeda oo khatar gelinaya ammaankeeda,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Israel Katz.

“Israa’iil kama gudbi doonto arrintan aamusnaan – waxaa jiri doona cawaaqib kale oo halis ah, haddii Spain ay garwaaqsato rabitaankeeda ah inay aqoonsato dowlad falastiiniyiin ah, tallaabo la mid ah taa ayaa laga qaadi doonaa.”

Ad
Previous articleGoob Ganacsi oo Ku taala Muqdisho oo weerar Layaab leh Xalay Lagu Qaaday
Next articleWar Deg Deg ah: Ciidamada Amaanka Muqdisho oo Shiikh Garwayne Gacanta Kusoo Dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here