Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah:- Magaalada Laascaanood oo lagu laayay Odey dhaqameed Caan...

War Deg Deg Ah:- Magaalada Laascaanood oo lagu laayay Odey dhaqameed Caan ah iyo Dad kale

0

Iyadoo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay maalmahan ka socdeen dibed baxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo Maamulka halkaas ka arrimiya ee Somaliland ayaa waxaa duhurnimadii maanta lagu dhowr qofood oo uu ku jiray oday ka tirsanaa waxgaradka magaaladaas.

Labo qof oo uu ku jiray Marxuum Bidde Faarax Caalin ayaa lagu dilay Laascanood ka dib markii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamada Somaliand.

Marxuum Bide oo sidoo kale ka mid a qurba joogta kasoo jeeda gobolka Sool ayaa la dilay wax yar ka dib markii uu ka soo baxay Masaajid uu ku soo tukaday salaada Jimcaha.

Goob joogayaal ayaa sheegay in goobta laga qaaday dad ka badan 10 qof oo ku dhaawacmay rasaasta ay fureen ciidamada Somaliland kuwaasoo haatan lagu dabiibayo isbitaalada Laascaanood.

Rabshadaha ka taagan magaalada Laascaanood ayaa sii xoogeysanaya maalin maalinta ka dambeysa, iyadoo haatan la maqlayo rasaas culus oo ciidamada Somaliland la beegsanayaan shacabka ka soo horjeeda ee dibed baxyada dhigaya.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay

Duulaan ka Dhacay Duleedka Xudur oo Khasaaro lagu Gaarsiiyay Kooxda Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliska guutada 9-aad ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Abagbeeday oo qiyaas ahaan 20 KM dhanka bari kaga beegan degmada Xudur ee

Xamsa Cabdi Barre oo Shacabka ugu Baaqay in loo Midoobe Dagaalka Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro Kooxda Al shabaab uu tilmaamay in yihiin kuwa kasoo horjeeda nabadda iyo

Xasan Shiikh oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka ah KooxdaAl shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa

Ilhaan Cumar oo ka hadashey Qorshe looga Tarxiilayo Dalka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga iyo ganacsadaha Elon Musk, kaasi oo lagu doonayo in
Ad
Previous articleCiidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaano cusub
Next articleSaddexda Saxiix ee ugu horeeya Manchester United Bisha January kadib Fashilkii Cody Gakpo