Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Khadar Maxamuud Samatar oo lagu Toogtay Caabudwaaq

War Deg Deg ah: Khadar Maxamuud Samatar oo lagu Toogtay Caabudwaaq

0

Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa dil toogasho ah ku fulisay Khadar Maxamuud Samatar oo isla bishan dil bareer ah u geestay marxuum Mahdi Cuuke Salaad.

Galmudug ayaa si xiriir ah Caabudwaaq uga fulisay sanadkan gudihiisa dilalka qisaasta ah, waxaana xukunsane walba tiirka la geeyay isla marka toogta lagu xukumo.

Dhawaan Waxaa Caabudwaaq aka Hirgalay in la Toogto Qofkii Qof ku Dhex Caabudwaaq Walow aan Wali Caabudwaaq kq Yaraan Dilalka Ka Dhacaaya Magaladaas.

Khadar Maxamuud Samatar  ee Maantay la toogtay Ayaa Kasoo Jeeday Beesha Marexaan Gaar ahaan wagardhac Sidoo kale Mahdi Cuile ayaa Isna Kasoo jeeday Isla Beesha Wagardhac.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleXildhibaano Ka Tirsan Dowlada Kenya oo Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Kenya oo ku Dhawaaqay in Alshabaab soomaaliya Qabsan doonto Maraykankana Baaq Udiray