Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay inay Dishay Horjooge Sare...

WAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay inay Dishay Horjooge Sare Daahir Calasoow kadib Dagaal Faraha Looga Gubtay

0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay kasameeyeen degaanka Ceel-quracle oo u dhexeeyo gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galguduud iyo degaanada ku xeeran ayay ku dileen 150 dhagarqabe & lix Amiir oo uu kujiro horjooge Daahir Calasoow sida uu warbaahinta Ciidamadda Qalabka sida u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Generaal Axmed Aadan Cali.

Howlgalka oo saaka aroornimadii bilaawday ayay ciidanka Xds jab xoog leh ku gaarsiiyee n Alshabaab waxayna kuburburiyeen meelihii gabaadka ay ka dhiganayeen khawaarijta.

Deegaanada Galmudug iyo Shabelada Dhexe Tan iyo Xalay Saqdiii Dhexe Waxaa Kasocda Dagaalo Faraha looga Gubtay oo Alshabaab Degaano badan looga saaray.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAlshabaab oo Dhexdoodu Dagaal Amiiro ku dhinteen Dhexmaray
Next articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay in Dagaalkii lagu jabiyay Alshabaab ay Ka Qayb Qaateen Maraykanka