Diyaaraddii u horreysay oo sida ciidankii Eritrea lagu soo tababaray ayaa goordhow ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Asbuucaan ku Dhawaaqay inuu Dhawaan lasoo Dajin Doono Qaybtii u Horaysay oo Ka Tirsan Ciidamadii lagu Tabarayay Dalka Eriteriya.
Ciidamadaan oo Mudo badan ku Maqnaa Eriteeriya ayaa Waxaa Ka Dhashay Buuq iyo Xisad Siyaasadeed oo Mudo Soo jiitamaysa.
Waa Talaabo Guul u ah Soomaaliya Hadii Dhamaan Ciidamadaan Dalka Dib loogu soo Celiyo kuwaas oo Lagu Qiyaasay Ku dhawaad 10.000 oo askari oo isugu jira Ciidamada Bada Iyo Kuwa Biriga.
Ad