Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Dagaal Qaraar oo Ka socda Inta U Dhaxaysa...

WAR DEG DEG AH: Dagaal Qaraar oo Ka socda Inta U Dhaxaysa Guriceel iyo Dhuusamareeb

0

Dagaal udhaxeeya Labo maleshiyo ayaa kasocda duleedka degaanka Ilix oo hoosta Magalada Ceeldheere ee gobolka Galgaduud

Dagaalkaan ayaa salka kuhaaya Arimo La xariira muran dhuleed isagoona markii danbe isku badalay gacan kahadal Toos ah

Waxaana daryaanka hubka ay isku adeegsanayaan laga maqlaa magaalooyinka Guriceel iyo dhusamareeb oo masaafooyin aad ufog ujira

Dadka degaanka ah oo aan la xariirnay waxaa ay noo sheegeen inuu Jiro khasaaro dagaalka kasoo gaaray labada dhinac oo isku jira dhimasho iyo dhaawac Balse aan si Rasmiya loo xaqiijin Karin.

Maleshiyo Beledka Dagaalamaaya ayaa Kala Ah  Wada Qurbac Ayaanle iyo Yabadhaalo oo ka Qada Tirsan Beesha Cayr.

 

Ad
Previous articleNinka 15-ka sano hoggaaminayay kaniisadda ee isaga iyo xertiisaba ay qaateen diinta islaamka sanadkanna xajinaya
Next articleDal iclaamiyay dagaal ka dhan ah dooliga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here