Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka Socda koonfurta Gobalka Mudug

War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka Socda koonfurta Gobalka Mudug

0

Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta Galmudug Kuwa Xooga Dalka iyo Dadka Deegaanka oo Dhinac ah iyo koo Alshabaab  Ayaa Hada Kasocda Deegaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug.

Dagaalkaan ayaa Yimid kadib Markii Ciidmada is Garabsanaaya ee Beelaha Sure Sacad iyo Saleebaan ay Galabtay Dhowr jiho ka Weerareen kooxda Alshabaab ee ku Sugnayd Deegaanka Shabebeeloow.

Degaanka Shabeeloow ayaa U dhow Magaalada Bacaadwayne oo Dhawaan Alshabaab laga Saray Degaankaan Galabtay Lagu Dagaalamaayo Waxaa Dagan Beesha Sure Gaar ahaan Dir Qubays kuwaas oo Go,aansaday Mudo Dheer kadib inay Dhulkooda Xoraystaan.

Lama oga Khasaaraha Ka dhashay Dagaalkaan oo Wali soconaaya.

Alshabaab ayaana laga Saaray inta badan Gobalka Mudug oo Haatan ay kaga Suganyihiin Kaliya Dumaaye Dabagala iyo Caad

 

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyay dagaallo iyo duqeymo ka socda Hirshabeele
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii ka Dhacay Koonfurta Gobalka Mudug iyo Alshabaab oo Laga Saaray Dhul Hor leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here