Dagaal Xoogan oo u Dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta Galmudug Kuwa Xooga Dalka iyo Dadka Deegaanka oo Dhinac ah iyo koo Alshabaab Ayaa Hada Kasocda Deegaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug.
Dagaalkaan ayaa Yimid kadib Markii Ciidmada is Garabsanaaya ee Beelaha Sure Sacad iyo Saleebaan ay Galabtay Dhowr jiho ka Weerareen kooxda Alshabaab ee ku Sugnayd Deegaanka Shabebeeloow.
Degaanka Shabeeloow ayaa U dhow Magaalada Bacaadwayne oo Dhawaan Alshabaab laga Saray Degaankaan Galabtay Lagu Dagaalamaayo Waxaa Dagan Beesha Sure Gaar ahaan Dir Qubays kuwaas oo Go,aansaday Mudo Dheer kadib inay Dhulkooda Xoraystaan.
Lama oga Khasaaraha Ka dhashay Dagaalkaan oo Wali soconaaya.
Alshabaab ayaana laga Saaray inta badan Gobalka Mudug oo Haatan ay kaga Suganyihiin Kaliya Dumaaye Dabagala iyo Caad
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay