Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka Socda Airport-ka Magaalada...

War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka Socda Airport-ka Magaalada Jowhar

0

Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gowrdhaw ka dhacay magaalada jowhar Caasimada Maamulka hirshabeele.

Ciidamada madaxtooyada maamulkaasi iyo ciidamada danab ayaa ku dhex dagaalamay jowhar

Dagaal udhaxeeyo Ciidamada Danab iyo Ciidanka Madatooyada Hirshabelle ayaa hadda ka socda Airport-ka Magaalada Jowhar.

Gudoomiye Barlamaanka Hirshabelle oo Rabay in Moqdisho aado ayaa Jowhar ku soo laabtay.

Diyaaradii qaadi laheyd ayaa iyadane Moqdisho dib ugu laabatay waxaana Wali Airport-ka Jowhar ka socdo dagaal udhaxeeyo Ciidamada Danab iyo Ciidanka Madatooyada Hirshabelle.

Xaalada Magalada ayaa ah mid kacsan sida ay sheegeen goob joogayaasha

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Danab Iyo Booliska Hirshabeele oo ku Dagaalamay Jowhar
Next articleIsraa’iil oo duqeysay guriga hogaamiyaha Xamaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here