Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Daagaal Culus oo Alshabaab iyo Galmudug Dhexmaray iyo...

WAR DEG DEG AH: Daagaal Culus oo Alshabaab iyo Galmudug Dhexmaray iyo Alshabaab oo Degaano Hor leh laga saaray(Sawiro)

0

Dagaal toos ah iyo Duqeymo cirka ayaa ka socoda degaanka Doon-laaye oo Hoos taga degaanka Qeycad Konfurta Gobolka Mudug

Ciidanka Daraawishata Galmudug oo garab ka helaya Ciidanka Xogga Dalka Ee Danab ayaa beedsadey goob ay ku dhumaleysanyeen Kooxda  AS,

Waxaana hada halkaasi laga maqlaya Rasasta labada dhinac isku adeegsanayan sida Ay dadka degaanku ku waramayan.

Dagaalka Xoreynta Deganada Konfurta Mudug oo maalmahan taag ayaa Maanta Ciidamada Xoreyntu Qaadeen Warar isku jirey cir iyo dhul kaasi oo lagu beegsanayo dhulka Howdka ah ay Kooxdu weli ku dhumaleysaneyso.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaana  dagaal qaraar kadi  lawareegay Deegaanka Doonlaaye ee Gobolka mudug, halkaas oo aheyd goob Alshaabaab  ka ilaaliyaan Deegaanada Caad iyo Camaara.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWiil Soomaali ah oo ka badbaaday dhulgariirkii Turkiga oo ka sheekeeyay waxa uu lasoo kulmay
Next articleHaweeney afduub ka geesatay Muqdisho oo Ciidanka Booliska gacanta ku dhigeen