Ciidanka Darawiishta Galmudug iyo Kuwa Deegaanka ee loo yaqaano difaaca shacabka ee dadka deegaanka ayaa hadda si buuxda ula wareegay magaalada Camaara ee gobalka Mudug.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala oo hadda ku sugan magaalada Istaraatijiga ah ee Camaara ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in magaalada si buuxda loola wareegay ka dib markii saddex jiho ay ciidamadu weerar uga qaadeen.
Camaara ayaa Waxaa in Mudo ah Maamulaayay Alshabaab Majirto Wax Dagaak ah oo Ka Dhacay Magaalada Camaara Balse alshabaab ayaa Isaga Baxay Kadib Markii ay ka War Heleen in Ciidamda Beesha Sure Sacad iyo Saleebaan oo is Garabsanaaya ay kusoo Wajahan yihiin.
Kahor inta aysan Ciidmada Darawiishta Galmudug galin Gudaha Magaalada Camaara aya Waxa ay Qarxiyeen Minooyin Alshababa ku Aaseen Wadooyinka Soo Gala Magaalada Camaara.