Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay...

WAR DEG DEG AH: Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay Degmada Wisil

0

Labo horjooge oo ka tirsan kooxda Alshabaab  ayaa iska soo dhiibay degmada Wisil, kuwaas oo wata labo qori oo ay duurka kula jireen, sida uu noo xaqiijiyay agaasimaha barnaamijka dhaqan celinta isisoo dhiibayaasha Galmudug Abdirahman Maxamed Cali.

Sidoo kale gaadiid dagaal iyo horjoogayaal madax ka ah ayaa lafilayaa in ay isisoo dhiibaan sida aan wararka ku helnay.

Alshabaab ayaa Laga Saaray inta Badan Degmooyinka ay kaga Sugnaayeen Alshabaab Sida Xarardheere Galcad Iyo Degmada  Ceeldheer waxaana Lafilayaa In Alshabaab Dhawaan Laga Saaro Guud ahaan Deegaanada Galmudug.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo Amar Culus soo Rogtay oo la Xariira Dagaalka Alshabaab
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Amar Deg deg ah Siiyay Ciidamada Badbaadada Koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here