Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Ciidamada Dowlada oo La Wareegay Degmada Galcad ee...

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Dowlada oo La Wareegay Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa kooxda Alshabaab  ka xoreeyey magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud.

sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Alshabaab ayaa Maalmahaan Bilaabay inay isaga Baxaan Degmooyin Ka Tirsan Gobalka Galgaduud kadib Culaysyo uga Yimid Dhanka Ciidamada Xooga Dalka  iyo Kuwa Macawislaysda.

Sidoo kale Culays ayaa Kasoo Fuulay Dhanka Galmudug Gaar ahaan Dhanka Degmada Xarardheere oo Haawanaysa kadib markii Alshabaab isaga Carareeen.

 

Ad