Home Wararka Somaliya Hirshabeelle WAR DEG DEG AH: Cali Jayte oo Xiray Garoonkii Baladweyne Diidayna in...

WAR DEG DEG AH: Cali Jayte oo Xiray Garoonkii Baladweyne Diidayna in Dyaarad kasoo Dagto

0

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jayte ayaa warqad uu soo saaray ku faray Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo Ciidanka ATMIS ee Baledweyne in aysan magaaladaas u soo safri karin qof ka tirsan ama xil ka haya maamulka Hirshabelle.

Sidoo kale waxaa uu gebi ahaanba hakad geliyay 4 maalin in wax diyaarad ah ay kasoo degto magaalada Baledweyne marka laga reebo diyaaradaha ATMIS, UN, kuwa samafalka iyo Qaadka.

Ad
Previous articleFaahfaahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Gedo (Sawirro)
Next articleHoggaamiyaha Wagner oo go’aan lama filaan ah ka qaatay xiisadda Ruushka kadib Markii ay Lawareegeen Inta Badan Dalka Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here