Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jayte ayaa warqad uu soo saaray ku faray Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo Ciidanka ATMIS ee Baledweyne in aysan magaaladaas u soo safri karin qof ka tirsan ama xil ka haya maamulka Hirshabelle.
Sidoo kale waxaa uu gebi ahaanba hakad geliyay 4 maalin in wax diyaarad ah ay kasoo degto magaalada Baledweyne marka laga reebo diyaaradaha ATMIS, UN, kuwa samafalka iyo Qaadka.
Ad