Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Buuq iyo Qaylo ka Taagan Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya...

WAR DEG DEG AH: Buuq iyo Qaylo ka Taagan Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya kadib…

0

Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay ku diidan yihiin qorshaha Xukuumadda ee Wasiirada lagu horkeenayo Golaha.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada ayaa sheegay in Wasiir aanay u yeerin oo aan soo marin habraacyada xeer hoosaadka aanay diyaar u aheyn in Golaha la iska keeno oo warqado ku qoran Jadwalka Wasiirada ku hor imaanayaan Golaha Shacabka ay Xukuumadda iska soo qorato.

Ad
Previous articleAl-Shabaab iyo dadka deegaanka oo Dagaal Culus ku Dhexmaray Hiiraan
Next articleWAR DEG DEG AH:Weerar ku Bilowday Qaraxyo oo lagu Qaaday Xero ay Daganyihiin ATMIS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here