Home Wararka Maanta Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Jabuuti gaaray (Sawiro)

Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Jabuuti gaaray (Sawiro)

0

Wefdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo raliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xjjaar ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti.

Safarka Taliyaha iyo wefdigiisa ayaa ku qotoma in tababar uu soo xiro Barri dufcaddii 15 -aad ee ciidanka Daraawiishta oo lagu soo tababaray dalka Jabuuti.

Taliyaha iyo wefdigiisa waxaa si sarreysa Garoonka diyaaradaha Jabuuti ugu soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Boliiska Jabuuti iyo Talyaaniga oo iyagu tababarka siiya ciidanka Daraawiishta.

Ad
Previous articleShir lagu hawl-gelinayey Guddiga Hoggaaminaya Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso Amnigeeda Qaran oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)
Next articleWasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo WHO oo Maanta yeeshay Kulan Looga Hadlay Wada dhaweynta (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here