Home Wararka Maanta Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku Wajahan Maxkamada ICJ

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku Wajahan Maxkamada ICJ

0

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa maanta bilaabeeysa dhageysiga dacwada muranka dhanka bada ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Ken

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa ay ka ambabaxaan magaalada Muqdisho kuwaas oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra”iisal wasaare Kuxigeenka xukuumada Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar waxaana ku wehliya xubno kale oo katirsan Gollaha Wasiirada xukuumada xilgaarsiinta iyo xeer ilaaliyaha guud ee qaranka

Fadhiga Dacwadda ayaa ka qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague waxaana ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda,

Halka inta kalana ay Video uga qayb galayaan.Wakiiladda dhinacyadda Dacwadda u dhaxayso ee Soomaaliya iyo kenye

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

CiidamadaĀ  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMusharax Daahir Geelle oo ku talayiyay in La sii wado Wadahadalada
Next articleWefdi ka socda dowladda Soomaaliya ee ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda oo Muqdisho ka baxay maanta