Home Wararka Maanta Wafdi ka kooban Saraakiil iyo Xildhibaano oo ku wajahan dhibaata ka Taagan...

Wafdi ka kooban Saraakiil iyo Xildhibaano oo ku wajahan dhibaata ka Taagan Sh/dhaxe

0

afdi ka ka socda Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan oo qeyb ka yahay Taliyaha Xooga Dalka ayaa ku wajahan Degmada Cadalle iyo deegaano Hoostaga oo dhawaan dilal ku salaysan aana qabiil oo ka dhashay isbaara qaadis ay ka bilaawdeen.

Amarkaan ayaa la ii sheegay inuu ka yimid Madaxa sare ee dalka waxaana sidoo kale la amray Saraakiisha iyo Xubnaha labada aqal in Baaritaan Deg Deg ah lagu sameeyo Falkaas dilka ah Qaabka uu ku dhacay iyo sidoo kale Askar dhawaan lacago Laga xiray iyagoo u adeegaya Qaranka Soomaaliyeed iyo sida ay ku dhacday

ilo Xog ogaal ah ayaa ii xaqeejiyay in Markii la baahiyay xogaha Askarta lacagaha looga xiray, Hab shari dara ahna loo maray in durba 25 ka mid ah Xaqoodii loo fasaxay si Madaxda aysan u gaarin xogta iyo Macluumaadka dhaawaci kara Qarannimada Dalka, saraakiishana Magacooda hoos u dhigi karta Maadaama looga Faa’iidaystay xilli kala guur ah

Ad
Previous articleMaxay ka wadahadli doonaan Xasan Sheekh iyo Recep Tayyip Erdogan?
Next articleBaarlamaanka Amaamulka Puntland oo Diiday Xubno oo Dhawaan Deni Magacaabay iyo Deni oo jawaab Culus ka bixiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here