Home Wararka Maanta Waa sidee Xaalka Magaalada Dhuusamareeb ee Saakay?

Waa sidee Xaalka Magaalada Dhuusamareeb ee Saakay?

0

Xaalka Caasimada Galmudug Dhuusamareeb ayaa Dagan Saakay Kadib.

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug oo wadajira iyo kooxda Ahlu Sunna ayaa Shalay ka dhacay gudaha magaalada Dhuusomareeb iyo duleedkeeda.

Dagaalka ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo sidoo kale dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha lagu dagaalamay.

Ahlusuna oo Weerarka Soo Qaaday ayaa Guul Daro kala Kulantay Weerarki ay Kusoo Qaadeen Dhuusamareeb, laba Gaari oo kuwa Dagaal ah ayaana Looga Qabsaday Dagaalka Sidoo kale Saldhigii ay Kasoo Duuleen ee Bohol ayaa Lagala Wareegay oo Ciidamada Gorgor ayaana Haysta Haatan.

Ahlusuna Ayaana Saldhig Kasamaystay Huurshe.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleXaalada Magaalada Dhuusomareeb, Ciidanka Ahlu-suna oo Dagaalka lagu jabiyay
Next articleMusharixii labaad ee Kaso Jeeda Galmudug oo U Tanaasulay Musharax Madaxweyne CCW